Dhowaanahaan waxaa internetka soo ku soo batay website-yada filimada af somaliga. websiteyadaan oo intooda badan laga daawado filimad hindi af somali ama aflaamta hindiga, ayaa waxaa ku jiro qaar wibe site yadooda ay ka buuxaan walxaxa qariba computerka. inkastoo aniga aanna jecleen inaan magacaabo website yadaas waxaa kamid ah, kuwa markaad gasho kadib, balaayo iska soo dabab furanta. waana in layska ilaalshaa websiyada noocaan ah waayo waxay dhaawac ugeysan karaan computerkaaga.

Sidoo kale waxaa jira kuwa aad u fiican oo waxaad dooneyso aad kadaawan kartid adigoon wax dhib kala kulmin. Wax dhib ah waxan ula jeedaa, inaada virus kaaga imaanin. websiteyadaan oo hindi af somali full movies laga daawan karo ayaa waxaa kamid ah sida mysomali.com ama fanproj.net.

Webisteyadaa kale ee xuxun oo aanan dooneyn inaan si gaar ah mid umagacaabo ayaa waxaa u sii dheer dhaawaca ay cumputer kaaga ugeystaan, in ay ciyaalka aysan u fiicneyn iney galaan sabbtoo ah, balaayada iska soo daba furmeyso, waxaa ku jiro sawiro qaawan ama waxaan an shaxa umada soomaalida aan ku ficneyn, loogana baran. Waalidku ma ilaalin karo ubad kiisa wuxuu daawanayo sida aan og nahayna, ciyaalkeena intooda badan ku qurbaha ku nool waxa wadahaystaan tabletsyo ama telefoonada casriga ah ee loo yaqaano smartphone. Wiilka yar ama gabadha yar waxaa laga yaabaa inuu inay rabto inay daawato hal filim hindi afsomali ah, kadibna ay usoo furmaan ama ay furtaan mid kamid ah website yadaan, sidaad dartaeed ayaan jirin wax ka hor istaagi kara inay arkaan xayeysiimaha ka soo furmo pagajkaan oo badankoodu yihiin kuwo ku sawiran naago qaaqaawan, waana dhibaato aad u weyn.

Haddaba ma dooneyno inaan si gaar ah u magacawno websiteyadaan xun xun laakiin, waxaan magacaabi karnaa kuwa fiican. Sababta aynaan u rabin inaan magacawnana waxaa laga yaabaa inay jiraan, kuwoo aad ubadan oo weli anaga ka war haynin. Taas ayaa waxay sababi kartaan in nalo arko inaan bartilmaameed saneeno mid gaar ah oo ku waan aflaamta ama filimada hindi af somali laga daawado. Waxaa jira websiteyo badan oo laga daawan karo filmo hindi af somali fanproj. Waxaan halkaan idinku soo bandhigi doonnaa ku wa ugu fican oo aan wax dhib ah adiga iyo ciyaalkaaga uga imaaneynin. kuwaan oo hindi afsomali fiican aad kaheli karto waa mysomali.com,fanproj.net, hinafsom.net. waan ku sii kordhin doonnaa listigaan haday nagu soo kordhaan, kuwa fiican.

Subheading goes here

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.